Qardoofihii gacan-ka-hadalka isu rogay ee dhexmaray Magan-dowr iyo Cali-dhuux Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Suugaanta Soomaalida dhexdeeda caanka ku ah waxaa ka mid ah Silsiladda Rayad,...
Xaddis A. Caabbi Xadiscaabi@hotmail.com Haddii aanay jirin xuquuq lahaansho gaar ahaaneed ee shay waxaa la arki lahaa in is qabqabsi badan yimaado. Lahaanshaha gaar ahaaneed kuma koobna shay muuqda sida bayd, bino...
Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Suugaantu waa kayd maguuraan ah oo lagu xafido dhaqanka iyo taariikhda umadi leedahay, lagana dheehan karo waxa ay aaminsantahay, waxa qiima la leh iyo waliba fikradda ay ka...
Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com The year 1943 is important for the cultural history of Somali society. It was the first time regular broadcasts were introduced from Hargeisa, by the British Military...
Maxamed-daahir Xasan Gantaal (April 1985) Gabaygan waxaan isagoo maqal ah idiin soo gudbinay saddex sano ka hor. Cajalka gabaygu ku duubnaa maqalkiisa oo liitay awgeed ma...
Cabdalla iyo Cawaale The largest online collection of Somali poetry Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka...
Garaad Xirsi Faarax Xirsi oo ku magacdheeraa Wiilwaal wuxuu ahaa boqor Soomaalidu ku dhaadato, geesinimo iyo gabayaanimona isku darsaday. Mar uu jabiyey duulaan kaga yimid Galla oo ah qabiil beesha Oromada ee Geeska Afrika...
Daawo in yar oo Jacburkii Dhoodaan ka mid ah
Daawo laba gabay oo gabayada Singub ka mid ah
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata oo uu shaqsigu isagoo dhacdadaa ka...
Qalbi Karbaash Dhoodaan Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu qabtay...
Gabayadii Xarbi Ismaaciil Samatar wixii aad hayso fadlan noo soo gudbi mail@doollo.com Mar kale ayaa niman Reer Cali ahi geel kasoo qaadeen dhaceen Ciidagale. Geelii ayaa waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu...
Qore: Cawaale Xuseen awallea@gmail.com Markii aad u kuurgasho tuducyada kala ah nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban, dib maxay ka noqon waa adduun doorshay kii hore e iyo gablan talo adduuney maxaa tu walba loo...
Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been introduced, Somali became the sole official language of the state, i.e. the language of administration, education, the press and so...
Doollo.com The Largest Online resource of somali Poetry….from Sayid Maxamad to Wilwal to Sangub, You name it and we got it.
Qasdigayga gaarka ahi wuxuu ahaa inaanan u jawaabin waxmagaratada, hadaladooda yaqyaqsiga ah ee ujeedo iyo kajeedo toona aan lahayna aanan habayaraatee wax waqti ah ku luminin. Marse haddii aan helay fariimo badan oo xidhiidh...
Wiilwaal Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo...
Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah iyo nimcoolayda, haadda samadaa kore heehaabta, iyo dhamaan bii’ada inteeda kale. Muddo gaaban ka hor, dhulka...
The largest online collection of Somali poetry Intiinii la socotay waxaan dhawaan idin soo gaadhsiinay cajalad uu duubay Cabdullaahi Dhoodaan oo uu ku toosinayey khaladyo badan oo taariikhda laga galay iyo suugaan badan oo la...
Sayid Maxamed iyo Soomaalidii ka soo Horjeeday keeba Gardaraa W.Q. Axmed F. Cali “Idaajaa” Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu dagaalka Sayidka u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu...
Halxidhaaluhu wuxuu ka mid yahay noocyada gabayga ama geeraarka kuwa loogu jecelyahay wuxuuna inta badan xambaarsan yahay garasho shishe oo maldahan oo ay Soomaalidu caan ku ahaan jirtay. Halxidhaaluhu waa nooca oogu adag ee...
Edited by: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Taariikh Kooban oo ku saabsan Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Allaha u naxariistee, iyo halgankii hubaysnaa ee uu kaga soo horjeeday gumaystayaasha Ingiriiska,...
WQ: Cawaale Xuseen awallea@hotmail.com Soomaalidii hore waxaa caado iyo dhaqan u ahaan jirtay inay u diin iyo cilmi doontaan dhul fog oo aysan aqoon, ehel iyo aqrabo u joogtana aysan jirin. Culimo badan oo Soomaaliyeed...
“Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro, Maax Dhagoole Dhimay.” Abwaanadii horre ee maanso ruugyada ahaa waxay ku caan baxeen u miidaanday ay gabayga u miidaandayaan oo aanay meel walba iyo munaasabad walba ka tirin. Haddii...
Garaad Wiil Waal iyo Cali Lugo Goroyo ma Horaa mise waa dib By: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo caan ahaa oo ka talin jiray...
Wiilwaal Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo...
The Mass Literacy Campaign (1973-5) Qore: Axmed Haybe (Axmed Dawlo) Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been...
Qore: Cawaale Xuseen awallea@gmail.com Markii aad u kuurgasho tuducyada kala ah nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban, dib maxay ka noqon waa adduun doorshay kii hore e iyo gablan talo adduuney maxaa tu walba loo...
Darin iyo go’ wadato Daacad Kaamil Dal Maasheeye Riwaayadaha Singub Haatanba Ogaada More to come… The largest online collection of Somali poetry Hadba dunida yaab kale, ...
Cabdullaahi Dhoodaan Axmed Ismaaciil Diiriye ninkii la odhan jiray ee Qaasim[1] ku magacdheeraa ayaa 1974kii gabay mariyey. Gabaygaasi wuxuu ahaa mid qabyaaladeed, Soomaali badanna wax ka sheegaya. Sidaad arki...
By: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo caan ahaa oo ka talin jiray degaanka Jigjiga caasimadda u tahay. Waxaa boqorkaa la odhan jiray Garaad Wiilwaal wuxuuna ahaa nin aragti soofaysan,...
Maax Dhagoole Dhagayso Iidoor Qaar Cayuun Meel xun kamandhu… Akhri Iidoor Qaar Cayuun Meel xun…. “Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro, Maax Dhagoole Dhimay.” Abwaanadii horre ee maanso...
Goondhabe Lillaahi iyo Ladqabo Ha ku Dubato Dhabayac Law Kuusan Balwad Dhabayaco Ku Luqluqo Bilbil iyo Banbaano Kudkii Bari Maxamuud Cabdi oo dadka badankiisu u yaqaano Kaadheeri waa abwaan ku caan baxay abuurista iyo...
The largest online collection of Somali poetry Geelayaga Foofay Digasho Ooda Jabiyeene Murdud Reebe Mashaqo Weyn Caytaaris WWII Rukni Dhexe WWII Ingiriis Qabxume WWII Beerqaad WWII Gataatac Hanna Sheeganina Damane Celi...
Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata oo uu shaqsigu isagoo dhacdadaa ka dabqaadanaya hadal miid ah oo maldahan ku...
Uruurin: Xarbi, Qowdhan, Gahaydh, Dage, Hurre, Khaliif, Aflow, Beenaleey iyo Fadal Ka dib markii uu u xoogsheegtay ciidamadii xaq u dirirka ahaa ee Daraawiishta, gumaysigii Ingiriisku wuxuu billaabay inuu isku ballaadhiyo...
Qore: Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Qaybtii 1aad September 5, 2008. Suugaanta ummadi leedahay waa hanti ma guuraan ah oo la wadaago, waxayna diiwaan u tahay taariikhda iyo soo...
Inkasta oo ay adag tahay inaan qisadan salkeeda soo xaadhno, gabayadii laysu tiriyeyna aanaan wada helin, haddana inta nasoo gaadhay iyo sida ay noo soo gaadheen uun aan soo gudbino.[1] Silsiladdani waxay asal ahaan ka...
Daba la’a (1976) Macallin Dhoodaan Dabayaaqadii 1976kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan rakibay gabaygan isaga oo ugu jawaabayey niman dawladii Maxamed Siyaad...
Colaad, Fakad, Gandaal, Makayte, Fidhin, Maxamed-daahir, Garabeey, ikk vs. Banfis, Dheeg, Bashiir, Qaasim, Caynab, Cabdikariim, ikk. Ogaadeen Yuusuf Colaad Dood Waayeel Sagooti Xasan Garabeey Ciil u dhimo...
Maxamuud Cali Beenaleey Gabayo isu jawaab ah Camanje, Geelle, Beenaleey, Maax, Cali-dhuux:[1] Sida la wariyey, niman Isaaq ah ayaa Xuseen Yogol...
ali Dhuux Qamaan Bulxan Ina Dubbe Maxamed Fiin Qamaan Bulxan Cali Dhuux Ina Dubbe Buraale C. Seexde Cali Dhuux Maxamuud Bidhiidh Maxamuud Oomaar Cilmi Carab Cabdi Ismaciil C. Bulaale Ismaaciil Mire Salaan Carrabey...
Uruurin: Xarbi, Qowdhan, Gahaydh, Dage, Hurre, Khaliif, Aflow, Beenaleey iyo Fadal Ka dib markii uu u xoogsheegtay ciidamadii xaq u dirirka ahaa ee Daraawiishta, gumaysigii Ingiriisku wuxuu billaabay inuu isku ballaadhiyo...
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay degaanka Jubbooyinka Soomaaliya gaar ahaan xarunta Jubbada Dhexe...
Axmed Ismaaciil Diiriye ninkii la odhan jiray ee Qaasim[1] ku magacdheeraa ayaa 1974kii gabay mariyey. Gabaygaasi wuxuu ahaa mid qabyaaladeed, Soomaali badanna wax ka sheegaya. Sidaad arki doonto Qaasim gabayga...
Wq: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waa horraantii 1970aadkii. Waa Muqdisho. Waa casar gaaban. Fadhi si fiican u agaasiman ayey fadhiyaan, wayna qayilayaan. Dareenka fadhigu wuxuu ku faruurxidhan yahay xidaar tabin...