Mar ay kala tageen haweeney sannado ay wada joogeen guurkeeda uu markii dambe aad u qoomameeyey ayuu gabaygan mariyey Raage Ugaas.

  • Dadkaan lumiyey, reerkaan dayacay, wiilashaan deyrshay
  • Iyo duusho siday naaga kale iigu dacaraysay
  • Iyo dawdarnimadaan ku kacay sida qof duul qaaday
  • Mindhaa labada daan iyo gacmaha siima kala daayo

 

Dhabcan ma dhamma.