• Baal-gorayo waa lagu ogaa, inuu bidhaamaaye
  • Barbara maalinkuu tagay waxaa, bi’iyey miisaane
  • Bir kolay ku tahay shayga fudud, beeso lagu waaye
  • Bood waxaan jeclaadaba markaan, baayacaan nacaye

Isha gabayga:  Buuggii Qamaan Bulxaan: (taariikh iyo maanso). Muqdisho: Axmed Cabdi Haybe, 1980. Ma dhamma gabaygu.  Waxaan intan nasoo gaadhsiiyey  Xadiis Axmed Caabi.