Weyshaan u Xidhay… January 31, 2016 4602 0 Waxaan dhawaan dhagaystay cajalad uu duubay Qaryaan Dhoodaan, cajaladdaa oo uu ku saxayo taariikho iyo suugaan si ka duwan sidii saxda ahayd loo tabiyey. Markii aan laba saddex jeer dhinaca kale...