Qore: Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Qaybtii 1aad September 5, 2008. Suugaanta ummadi leedahay waa hanti ma guuraan ah oo la wadaago, waxayna diiwaan u tahay taariikhda iyo soo jireenka ummaddaasi leedahay,...
Gabaygan hoose Sayidku wuxuu kaga jawaabay gabay uu tiriyey Cali Jaamac Haabiil oo uu dad badan oo lafaha Daarood ah wax kaga sheegay. Tusaale ahaan meeris ka mid ah gabayga Cali ayaa haa: Dameerkaa hariiryaha leh iyo, heer...