Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah iyo nimcoolayda, haadda samadaa kore heehaabta, iyo dhamaan bii’ada inteeda kale. Muddo gaaban ka hor, dhulka...
The largest online collection of Somali poetry Intiinii la socotay waxaan dhawaan idin soo gaadhsiinay cajalad uu duubay Cabdullaahi Dhoodaan oo uu ku toosinayey khaladyo badan oo taariikhda laga galay iyo suugaan badan oo la...
Sayid Maxamed iyo Soomaalidii ka soo Horjeeday keeba Gardaraa W.Q. Axmed F. Cali “Idaajaa” Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu dagaalka Sayidka u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu...
Halxidhaaluhu wuxuu ka mid yahay noocyada gabayga ama geeraarka kuwa loogu jecelyahay wuxuuna inta badan xambaarsan yahay garasho shishe oo maldahan oo ay Soomaalidu caan ku ahaan jirtay. Halxidhaaluhu waa nooca oogu adag ee...
Edited by: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Taariikh Kooban oo ku saabsan Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Allaha u naxariistee, iyo halgankii hubaysnaa ee uu kaga soo horjeeday gumaystayaasha Ingiriiska,...
WQ: Cawaale Xuseen awallea@hotmail.com Soomaalidii hore waxaa caado iyo dhaqan u ahaan jirtay inay u diin iyo cilmi doontaan dhul fog oo aysan aqoon, ehel iyo aqrabo u joogtana aysan jirin. Culimo badan oo Soomaaliyeed...
“Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro, Maax Dhagoole Dhimay.” Abwaanadii horre ee maanso ruugyada ahaa waxay ku caan baxeen u miidaanday ay gabayga u miidaandayaan oo aanay meel walba iyo munaasabad walba ka tirin. Haddii...
Garaad Wiil Waal iyo Cali Lugo Goroyo ma Horaa mise waa dib By: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo caan ahaa oo ka talin jiray...
Wiilwaal Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo...
The Mass Literacy Campaign (1973-5) Qore: Axmed Haybe (Axmed Dawlo) Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been...
Qore: Cawaale Xuseen awallea@gmail.com Markii aad u kuurgasho tuducyada kala ah nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban, dib maxay ka noqon waa adduun doorshay kii hore e iyo gablan talo adduuney maxaa tu walba loo...
Cabdullaahi Dhoodaan Axmed Ismaaciil Diiriye ninkii la odhan jiray ee Qaasim[1] ku magacdheeraa ayaa 1974kii gabay mariyey. Gabaygaasi wuxuu ahaa mid qabyaaladeed, Soomaali badanna wax ka sheegaya. Sidaad arki...
By: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaa jiray boqor Soomaaliyeed oo caan ahaa oo ka talin jiray degaanka Jigjiga caasimadda u tahay. Waxaa boqorkaa la odhan jiray Garaad Wiilwaal wuxuuna ahaa nin aragti soofaysan,...
Maax Dhagoole Dhagayso Iidoor Qaar Cayuun Meel xun kamandhu… Akhri Iidoor Qaar Cayuun Meel xun…. “Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro, Maax Dhagoole Dhimay.” Abwaanadii horre ee maanso...
Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata oo uu shaqsigu isagoo dhacdadaa ka dabqaadanaya hadal miid ah oo maldahan ku...
Uruurin: Xarbi, Qowdhan, Gahaydh, Dage, Hurre, Khaliif, Aflow, Beenaleey iyo Fadal Ka dib markii uu u xoogsheegtay ciidamadii xaq u dirirka ahaa ee Daraawiishta, gumaysigii Ingiriisku wuxuu billaabay inuu isku ballaadhiyo...
Qore: Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Qaybtii 1aad September 5, 2008. Suugaanta ummadi leedahay waa hanti ma guuraan ah oo la wadaago, waxayna diiwaan u tahay taariikhda iyo soo...