Authorization
Qormooyinka Doollo
Abtirka Suugaanta – Qaybtii...
Sideen ugu Abtirinnaa Suugaanteena Qore: Sheekh […]
Taariikhda Qoraalka Far Soomaaliga-...
Qore: Axmed Haybe (Axmed Dawlo) HordhacAf Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka...
Silsiladdaha Suugaanta Soomaaliyeed...
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah. Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka mid ah qoonsi uu abwaanku qoonsado gabay mid...
Magan-dowr iyo Cali-dhuux:...
Qardoofihii gacan-ka-hadalka isu rogay ee dhexmaray Magan-dowr iyo Cali-dhuux Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Suugaanta Soomaalida dhexdeeda caanka ku ah waxaa ka mid ah Silsiladda Rayad,...
Gabayaagii Hore; Xigasho Xushmad Leh
Xaddis A. Caabbi Xadiscaabi@hotmail.com Haddii aanay jirin xuquuq lahaansho gaar ahaaneed ee shay waxaa la arki lahaa in is qabqabsi badan yimaado. Lahaanshaha gaar ahaaneed kuma koobna shay muuqda sida bayd, bino...
Suugaantan Qafaalan Qaabkee loo soo...
Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Suugaantu waa kayd maguuraan ah oo lagu xafido dhaqanka iyo taariikhda umadi leedahay, lagana dheehan karo waxa ay aaminsantahay, waxa qiima la leh iyo waliba fikradda ay ka...
The Role of Broadcasting in the...
Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com The year 1943 is important for the cultural history of Somali society. It was the first time regular broadcasts were introduced from Hargeisa, by the British Military...
Ka durduurta waataad wax badan iga...
Maxamed-daahir Xasan Gantaal (April 1985) Gabaygan waxaan isagoo maqal ah idiin soo gudbinay saddex sano ka hor. Cajalka gabaygu ku duubnaa maqalkiisa oo liitay awgeed ma...
Geedaha iyo Haadda
Cabdalla iyo Cawaale The largest online collection of Somali poetry Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka...
Garaad Xirsi Faarax Xirsi (Wiilwaal)
Garaad Xirsi Faarax Xirsi oo ku magacdheeraa Wiilwaal wuxuu ahaa boqor Soomaalidu ku dhaadato, geesinimo iyo gabayaanimona isku darsaday. Mar uu jabiyey duulaan kaga yimid Galla oo ah qabiil beesha Oromada ee Geeska Afrika...
Daawo in yar oo Jacburkii Dhoodaan...
Daawo in yar oo Jacburkii Dhoodaan ka mid ah
Daawo laba gabay oo gabayada Singub...
Daawo laba gabay oo gabayada Singub ka mid ah
Fooleey Aadan Cali Hareeri: ...
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata oo uu shaqsigu isagoo dhacdadaa ka...
Qalbi Karbaash -Dhoodaan
Qalbi Karbaash Dhoodaan Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu qabtay...
Dhaqaaleeya geeliinnu way naga...
Gabayadii Xarbi Ismaaciil Samatar wixii aad hayso fadlan noo soo gudbi mail@doollo.com Mar kale ayaa niman Reer Cali ahi geel kasoo qaadeen dhaceen Ciidagale. Geelii ayaa waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu...
Cabdi Gorod Wuxuu Yidhi: nin adduun...
Qore: Cawaale Xuseen awallea@gmail.com Markii aad u kuurgasho tuducyada kala ah nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban, dib maxay ka noqon waa adduun doorshay kii hore e iyo gablan talo adduuney maxaa tu walba loo...
The Mass Literacy Campaign 1973-75....
Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been introduced, Somali became the sole official language of the state, i.e. the language of administration, education, the press and so...
Daawo maansadii-Afrika iyo Soomaliya
Doollo.com The Largest Online resource of somali Poetry….from Sayid Maxamad to Wilwal to Sangub, You name it and we got it.
Muxuu cay dameer igaga dhimi, wayska...
Qasdigayga gaarka ahi wuxuu ahaa inaanan u jawaabin waxmagaratada, hadaladooda yaqyaqsiga ah ee ujeedo iyo kajeedo toona aan lahayna aanan habayaraatee wax waqti ah ku luminin. Marse haddii aan helay fariimo badan oo xidhiidh...
Cadka Rag Walaaleeya: Dhaqanka...
Wiilwaal Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo...