Mire, Hurre iyo Gabadh Godban January 19, 2016 4980 0 Waa horraantii 1970aadkii. Waa Muqdisho. Waa casar gaaban. Fadhi si fiican u agaasiman ayey fadhiyaan, wayna qayilayaan. Dareenka fadhigu wuxuu ku faruurxidhan yahay xidaar tabin og oo ay...