Garaad Xirsi Faarax Xirsi (Wiilwaal) November 25, 2015 1352 0 Garaad Xirsi Faarax Xirsi oo ku magacdheeraa Wiilwaal wuxuu ahaa boqor Soomaalidu ku dhaadato, geesinimo iyo gabayaanimona isku darsaday. Mar uu jabiyey duulaan kaga yimid Galla oo ah qabiil...