Qalbi Karbaash-Abdullahi Dhoodan November 22, 2015 1726 0 Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu qabtay ayuu Dhoodaan gabaygan ka tiriyey. Maxamed Siyaad...