- Baal-gorayo waa lagu ogaa, inuu bidhaamaaye
- Barbara maalinkuu tagay waxaa, bi’iyey miisaane
- Bir kolay ku tahay shayga fudud, beeso lagu waaye
- Bood waxaan jeclaadaba markaan, baayacaan nacaye
Isha gabayga: Buuggii Qamaan Bulxaan: (taariikh iyo maanso). Muqdisho: Axmed Cabdi Haybe, 1980. Ma dhamma gabaygu. Waxaan intan nasoo gaadhsiiyey Xadiis Axmed Caabi.