Home

Bilbil iyo Banbaano

                                                 Maxamuud Cabdi Kaadheeri

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
The largest online collection of Somali poetry
  • Nin u booran qayrkii haddana, baanayaad tahaye
  • Booda dheerihii baa tihiyo, baygagii shalay e
  • Ba' na ma ahid bootana warbaad, baafi lee dahaye
  •  
  • Bisad baad kasii liidataa, buurna waad fanane
  • Bogcad baad go'doon iigu tahay, meel ban geesha ahe
  • Bisinkii Ilaahay iyo haddaanan, Boqor ka yaabaynin
  • Mar horraad baruur shiilantiyo, noqon lahayd beer e
  •  
  • War hooy gabaygu kuumuu billee, hays ban jarin maanta
  • Haddii kale bilaawaha afkiyo, filo banbaanooyin
  • Oo ha bakhtiyin markaan kugu bilbilo, oo baaska how dhimanin
  

 

   

 
 
 
 
 
 
 
 

Dhoodaan| Sayid Maxamed| M.C.Dage| Qamaan| M.C. Beenaleey| Raage Ugaas| Kaadheeri| Guba|Singub

mail@doollo.com

Copyright © 2003 Doollo.com. All rights reserved.