The largest
online collection of Somali poetry
Afloow nimuu jidhxaayiyo nimuu, ubadkii weer
laayey
Iyo nimuu aboor xaganayaa,
uurkutaalo lehe
...
Labadaa beyd waxaan ka haynaa
gabay uu Maxamuud u tiriyey Ismaaciil Xayd Af-loow oo ay ka dhexaysay dagaal xagga
suugaanta ah.
|