Home

Cali Dhuux Aadan

                                                                             Dhulbahante

 

XIII

Gabaygii 5aad.  Gabaygani waa kii ugu dambeeyey silsilada ee Cali oo bilaabay uu kusoo af-jaray.  Wuxuu yidhi:

  • Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoode
  • Gaashaantimaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaaye
  • Aniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye
  • Jeer oon ganboolka iska rido, guudka iga saaran
  • Ogaadeenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduye

Gabaygaa gaaban ee Cali wax dhacdo ah oo ka dambeeyey oo sidaa uu ku sifeeyey dareenkiisa iyo xaalka tolkii wax ka badalay haddii aad hayso ama meel laga heli karo ogtahay nala soo xidhiidh.  Mahadsanid.

 
 
 
 
 
 
 

Dhoodaan| Sayid Maxamed| M.C.Dage| Qamaan| M.C. Beenaleey| Raage Ugaas| Kaadheeri| Guba| Singub

Copyright © 2002 Doollo.com. All rights reserved.